Masuuliyiin Soomaaliya iyo dunidaba caan ka ah oo isku khilaafay waxa laga yeelayo dadka Soomaaliyeed ee baaba . war bixin la xariirta hab dhaqanka Dowladda Liibiya (Faallo)(Riix halkaan)
Kuwa Soomaalinimadii Hawiyinimo ka doortey?!!!.(Riix halkaan)
Shiikh Shariif Shiikh Axmed, hala sugo(Riix halkaan)
58 qof oo Ciidamada Ethiopia ay shalay xasuuqeen(Riix)
Ma`ooyey Markaan Xorownay? (Faallo)(Riix halkaan)
Kuwa Soomaalinimadii Ka Doortay Isaaqnimo(Riix halkaan)
Kooxda Mbagathi & Kadeedka Ummadda(Riix halkaan)
Caruurta laga xado Soomaaliya oo la geeyo Adis(Riix halkaan)
Somaliya Maanta Heerka Ay Taaganthay!!!(Aragti)(Riix halkaan)
kuwee Dooranayaa M Dheere,C/taax (Faallo)(Riix halkaan)
Guud Mar Dagaaladi Sokeeye ee Somaliya.(Aragti)(Riixn)
Mareykanka oo dano gaara ah ka leh Soomaaliya(Riix halkaan)
Goormuu Oday noqday C/llahi bal calaamada Illaahay?(Riix)
Shariifow ama Mudulood ahoow ama Muslim ahoow (Riix)
08/02/2010
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Kenya oo beenisey in ay kulan kula qaateen Al-shabaab xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya

Dowlada Kenya ayaa waxaa ay wax kama jiraan ku tilmaantey in uu jiro kulan ay dhowaan qaaten maamulada Degmooyinka Mandheera ee dalkooda iyo kan Alshabaab ee Degmada Baladxaawo ee xadlka la wadaagta waxna aysan ka jirin warkaas.

Warakaan ayaa Dowlada kenaya ka soo saarey Xarunta dalkaasi Kenaya waxana laga shegay warbaahinta dowlda dalkaasi balse wax faahfaahina ayaan la raacin diidmada in uu kulnkaasi jiro ka dhcey gudaha magalada Mandheera ku saabsana dhinaca Amaanka labad dhinac.

Warkaan ayaa ku soo beegmaya 3 maalmood ka dib marki ay kulmeen mamaulda laba dhinac ayna isku afgarteen in amaanka laga shaqeeyo isla markaasna dhibka laga daayo dadka Soomaliyed ee ciidamada xadka kenaya ay xirxirayan had iyo jeer.

Waxaana la ogaa in Kenya ay xadkeda soo dhoobtey ciidamo farabadan oo ka hortaga Xoogaga Shabaabul Mujaahidiin hadii ay u talabaan Dalkaasi Kenaya iyo sidoo kale in aan hub loo gudbin dalkaasi oo si weyn ugu dhow dalka mareykanka iyo Ethiopia marka loo eego xalada Soomaliya ka taagan siyaasad ahaan.

Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

© Arrow Online.com 2008 ® Free counter and web stats