Saakey Aroortii hore ayaa waxa Madaxweyne
loogu doortey Axmed Shariif Cali Madoobe oo asaga ay u codeeyeey
mudanayaasha Baarlamaanka Galmudug sida wararka lagu helayo
ka imaanaya Gaalakacyo Axmed Shariif Cali Madoobe.
18 cod oo ahaa xildhibaanada saakey fariisyey ayaa si aan
kala har laheyn codkooda u siiyey Madaxweynaha Cusub ee Galmudug
State oo noqonaya kii labaada tan iyo markii lagu dhawaaqey
dhow sano ka hor.
Sidoo kale waxa madaxweyne ku xigeen loogu doortey loogu doortey
asaguna Muuse Nuur Qeyd waxaan jirtey in aysan imaan rag kale
oo tartanka kula jirey oo goobta aysan soo gaarin doorashadu
ka socotey iyo iyadoo xitaa madaxweyne ku xigeenka la sheegay
in uu maqnaa xiligii doorashadii hore ee madaxweynaha Galmudug
state balse uu kursigaas hayey Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug
mudane Maxamed Faarax Ducaale oo asagu ku dhawaaqey sida doorashdu
u dhacdey saakey iyo maamulka cusub.