Isagoo ka hor hadalyey Aqalka Odayaasha
dalkaasi mareykanka Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Afrika
ay u xilsareen xasradaha ka jira ee loo yaqaano Africom Jeneraal
William Word ayaa waxaa uu shaca ka qaadey in xiligaan ay
ciidamadiisa diyar u yihiin in ay gacan ka geystaan sidii
dolwada Soomaliya ay gacanta ugu dhigi laheyd dalka siiba
caasimda.
Sarkaalkaan ayaan u sheegin Odayaasha dalkaasi mareykanka
qaabka ciidan ee ay donayan in ay ku gargaaraan Dowlada
Soomaliya balse waxa uu shegay in ay ogyhiin in ciidamada
dowada ay diyaar garow u galeen sidii ay gacanta ugfu dhigi
lahayeen muqdisho ayna gacan ku sinayan mareykanku ciidan
ahaan.
Warkaan aya waxa uu ka danbeyey xili dhowaan ay soo baxdey
in dirado wax duqeeya uu mareykanku ku taageerayo Dolwda
sida ay Qortey Saxafada mareykanka qaarkood oo yiri hadii
dagaal dhexmaro dowlada mareykna aya kor ka duqeynya Xoogaga
Mucaradka goobaha ay joogan.
Sidoo kale warkaan aya ku soo beegamaya xili madaxweynaha
soomaliya Shiikh shariif Shiikh Axmed uu London ka shegay
in ay soo dhaweynayan dedaalkasta oo lagu taageerayo dowladiisa
dagalka ay kula jirto mucaaradka ka soo horjeda siiba dalka
mareyklanka warkla ka soo baxey ee dhinaca ciidamada la xiriira.