Masuuliyiin Soomaaliya
iyo dunidaba caan ka ah oo isku khilaafay waxa laga yeelayo
dadka Soomaaliyeed ee baaba . war bixin la xariirta hab dhaqanka
Dowladda Liibiya ee …iyo waxa walaalka Soomaaligoow arrintaan
kaala quman xal ahaan?
Wararka
ka imaanaya dalka Jamhuuriyadda Carabta shacbiga Liibiya ayaa
sheegaya in dalkaasi haatan uu ka mid yahay meelaha ugu daran
ee ay ummadda Soomaaliyeed ay ka soo gaaraan dhibaatooyin dhinacyo
badan taabanaya.Masuuliyiin Soomaaliya iyo dunidaba caan ka
ah oo isku khilaafay waxa laga yeelayo dadka Soomaaliyeed ee
baaba . war bixin la xariirta hab dhaqanka Dowladda Liibiya
ee …iyo waxa walaalka Soomaaligoow arrintaan kaala quman
xal ahaan?
Wararka ka imaanaya dalka Jamhuuriyadda Carabta shacbiga Liibiya
ayaa sheegaya in dalkaasi haatan uu ka mid yahay meelaha ugu
daran ee ay ummadda Soomaaliyeed ay ka soo gaaraan dhibaatooyin
dhinacyo badan taabanaya.
Dowladda Liibiya oo la oron karo waa dowladda kali ah oo dagaallo
kasta iyo qax kasta oo ka dhacay dalka Soomaaliya mudaddii dowlad
la,aanta aan dhinacna uga bixin dalka dhibaatada haysatayna
la qayb sanaysay ummadda Soomaaliya ,muddadaasina ay Muqdisho
joogeen howl wadeenno heer safaaradeed oo kale u shaqaynayay
tasiilaad kala duwanna fidinayay.
Iyadoo ay jiraan abaalladaasi ay dowldda iyo shacbiga Liibiya
ku leeyihiin Ummadda Soomaaliyeed ayaa waxaa dhinaca kalana
soo baxaya warbixinno muujinaya in shacbiga Soomaaliyeed ee
dalkaasi u qaxay miciinkana biday ay kala kulmaan dalkaasi Liibiya
dhibaatooyin dhiniacyo badan taabanaya.
Dhibaatooyinkaan ayaa qaarkood yihiin in iyadoo ay shacbiga
Soomaaliyeed oo ay ka mid yihiin carruur.haween uur leh ,dhallinyaro.iyo
nuucyo kale ay ku harqadeen kuna baaba,aan biyaha u dhaxeeya
Liibiya Talyaaniga.
Dhibaatooyinkaan Bado ku harqashada intooda badan waxaa dusha
loo saarayaa Shacbiga Soomaaliyeed guud ahaan iyo gaar ahaan
maadaamaa ay ku heshiin waayeen in ay dhistaan dowlad laysku
raacsan , halka qaarkoodna ay badahaaasi isku tuurayaan,iyagoo
tahriib ah wax sharci ahna aan haysan.
Marka la eego warbixinnada la xariira in shacbigaasi Soomaaliyeed
ee dhibaataysan .dhibaatooyin loogugu gaysnayo dalka Liibiya
gudihiisa ayaa ah mid aan la qaadan Karin burush qashin lehna
maraysa dadaalkaasi taageerada walaalnimada dhinacyada badan
ee Hogggaamiyaha Shacbiga Liibiyaha Mucaamar Al Qadaafi iyo
xukuumadda uu madaxda ka yahayba u fidiyeen ama u fidinayaan
Ummadda Soomaaliyeed.
Warbixinno badan oo naga soo kala gaaraya dalka Liibiya gudihiisa
lagana soo kala xiganayo ehelada dad badan oo lagu xirxiray
gudaha dalka Liibaya ayaa waxaa cabashooyinka ka mid ah in Askar
ka tirsan Dowladda Liibiya ay Xabsiyada ku xirxiraan dadka ay
Soomaalida u aqoon sadaan.
Askartaan Liibiyaanka ah ayaa warbixinnadu waxay sii caddaynayaan
in marka ay dadkaasi aan dambiyada galin ee ay iska soo qabqabteen
ay muddo hayaan iyadoo aan wax maxkamad ahna aan la saarin ay
u sheegaan maxaabiistii kuna yiraahdaan haddii aad rabaan in
laydin sii daayo la hadla kharaabadiinna joogta Soomaaliya iyo
duniada kale dacaladeedaba ,tafeennadaanna ha ku soo direen
lacago ay tiradoodu inta badan dhan tahay boqolaal doolar $
600 doolar iwm .
Arrintaan ayaa horseedda sida ay warbixinnadu caddaynayaan
in kharaabada ama ehelada dadkaasi xirxiran ay isku howlaan
sidii ay lacagtaasi baadda iyo maxbuus furashada u heli la,aayeen
iyadoo qaarkood ayba ku culus tahay in lacag baad ah oo qaabkaasi
ku bixiyaan meesha ka saare ay ku adag tahay in ay helaan nolol
maalmeedkooda.
Askarta Dalka Liibiya ayaa warbixinnadu waxay intaasi sii raacinayaan
in marka lacagtaasi baadda ah ay gaarto ay iska sii daayaan
dadkaasi iyadoo aysan jirin wax maxkmad ah oo la saaray ,taasna
ay ugu sii xigto in dadkaasi ay markii xabsiyadaasi laga sii
daayo lacagtaasi baadda ahna laga qaado ay ku tahriibaan badda
khatarta badan ee isku xirta Liibiya iyo Talyaaniga taas oo
in badan oo dadkaasi ka mid ahi ay baddaasi laqdo oo xataa maydadkooda
la waayo.
Runtii waan jeclaan lahayn in inta aanan daabicin warbixinnaan
aan la xariirno waxna ka waydiinno madaxda Safaaradda Jumhuuiyadda
Shacbiga Carabta Liibiya ay ku leedahay Magaalada Muqdisho waase
inoo suurto gali wayday waanna ka cudur daaranaynaa wax kasta
oo qalad tabasho ah oo dhinaceenna laga dareemo.
Dhinaca kale dhibaatooyinka bad ku harqanku ay ugu horreeyaan
ee Shacbiga Soomaaliyeed ay kala kulmayaan dalka Liibiya iyo
deegaanna la xariira ayaa warbixinno na soo gaaray wabsayd ahaan
waxaa ay muujinayaan in Masuuliyiin Soomaaliyeed oo caan ka
ah dalka Soomaaliya gudihiisa iyo Dibaddiisaba ay isku khilaafeen
sida xal loogaga gaari karo dhibaatooyinkaasi.
Masuuliyiintaan oo kala ah Madaxweynihii Dowladdii ku meel
gaarka ahayd ee Carte lagu soo dhisay Dr Cabdiqaasin Salaad
Xasan iyo Raysul Wasaaraha xukuumadda Fedaraalka ee Waqtigaan
nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde)
Sida
ay warbixinnadu nagu soo gaarayaan khilaafkaan ayaa yimid ka
dib markii Madaxweynihii Dowladdii Carte Dr Cabdiqaasin Salaad
Xasan uu isku dayay in Dowladda Liibiya uu ka codsado in dadka
Soomaaliyeed ee ku sagan dalka Liibiya dhammaantood loo soo
celiyo dalkoodii hooyo dhibkasta oo ay ku qabaanba,xukuumadda
Nuur Caddana uu arrintaasi taageero kaga helo, uuna khilaafku
yimid markii Raysul Wasaare Nuur Cadde uu istaagay mowquf kaas
ka duwan oo ah in dadkaasi aanay habboonayn waqtigaan la yiraahdo
ha lagu celiyo dalkoodii.
Raysul Wasaare Nuur Cadde ayaa warbixinnada na soo gaaray waxaa
ay sheegayaan in uu aaminsan yahay in marka hore ay habboon
tahay in la xalliyo dhibaatooyinka ay ka ka carayaan dadkaan
Soomaaliyeed .markii xal dhibaatada dalka ka taagan loo helana
ay sahlanaanayso soo noqoshadooda kuwii horay u cararay kuga
kalana ay joogi doonaan dalkooda Hooyo.
Marka aan dib u xusuusanno dhibaatooyinka shacbiga Soomaaliyeed
ka soo gaaraya dalka Liibiya gidihiisa iyo badaha u dhaxeeya
Liibiya iyo Talyaaniga meelaha ay ka midka yihiin iyo isku khilaafka
2da oday caan sidii xal loogu heli lahaa dhibaataan, maxayna
adiga kula tahay marka la eego dhibaatadu heerk a ay gaarsiisan
tahay,2da oday midka kula saxan iyo sida Dowladda Liibiya loogaga
dhaadhicin karo in Taariikhdeeda kaalmayn ee Ummadda Soomaaliyeed
saxarka loogaga ilaaliyo askarteeduna ay u joojin lahaayeen
dhaqaale ka aruursashada dadkaasi qaxootiga xalka mooday.
Dowladda Liibiya oo la oron karo waa dowladda kali ah oo dagaallo
kasta iyo qax kasta oo ka dhacay dalka Soomaaliya mudaddii dowlad
la,aanta aan dhinacna uga bixin dalka dhibaatada haysatayna
la qayb sanaysay ummadda Soomaaliya ,muddadaasina ay Muqdisho
joogeen howl wadeenno heer safaaradeed oo kale u shaqaynayay
tasiilaad kala duwanna fidinayay.
Iyadoo ay jiraan abaalladaasi ay dowldda iyo shacbiga Liibiya
ku leeyihiin Ummadda Soomaaliyeed ayaa waxaa dhinaca kalana
soo baxaya warbixinno muujinaya in shacbiga Soomaaliyeed ee
dalkaasi u qaxay miciinkana biday ay kala kulmaan dalkaasi Liibiya
dhibaatooyin dhiniacyo badan taabanaya.
Dhibaatooyinkaan ayaa qaarkood yihiin in iyadoo ay shacbiga
Soomaaliyeed oo ay ka mid yihiin carruur.haween uur leh ,dhallinyaro.iyo
nuucyo kale ay ku harqadeen kuna baaba,aan biyaha u dhaxeeya
Liibiya Talyaaniga.
Dhibaatooyinkaan Bado ku harqashada intooda badan waxaa dusha
loo saarayaa Shacbiga Soomaaliyeed guud ahaan iyo gaar ahaan
maadaamaa ay ku heshiin waayeen in ay dhistaan dowlad laysku
raacsan , halka qaarkoodna ay badahaaasi isku tuurayaan,iyagoo
tahriib ah wax sharci ahna aan haysan.
Marka la eego warbixinnada la xariira in shacbigaasi Soomaaliyeed
ee dhibaataysan .dhibaatooyin loogugu gaysnayo dalka Liibiya
gudihiisa ayaa ah mid aan la qaadan Karin burush qashin lehna
maraysa dadaalkaasi taageerada walaalnimada dhinacyada badan
ee Hogggaamiyaha Shacbiga Liibiyaha Mucaamar Al Qadaafi iyo
xukuumadda uu madaxda ka yahayba u fidiyeen ama u fidinayaan
Ummadda Soomaaliyeed.
Warbixinno badan oo naga soo kala gaaraya dalka Liibiya gudihiisa
lagana soo kala xiganayo ehelada dad badan oo lagu xirxiray
gudaha dalka Liibaya ayaa waxaa cabashooyinka ka mid ah in Askar
ka tirsan Dowladda Liibiya ay Xabsiyada ku xirxiraan dadka ay
Soomaalida u aqoon sadaan.
Askartaan Liibiyaanka ah ayaa warbixinnadu waxay sii caddaynayaan
in marka ay dadkaasi aan dambiyada galin ee ay iska soo qabqabteen
ay muddo hayaan iyadoo aan wax maxkamad ahna aan la saarin ay
u sheegaan maxaabiistii kuna yiraahdaan haddii aad rabaan in
laydin sii daayo la hadla kharaabadiinna joogta Soomaaliya iyo
duniada kale dacaladeedaba ,tafeennadaanna ha ku soo direen
lacago ay tiradoodu inta badan dhan tahay boqolaal doolar $
600 doolar iwm .
Arrintaan ayaa horseedda sida ay warbixinnadu caddaynayaan
in kharaabada ama ehelada dadkaasi xirxiran ay isku howlaan
sidii ay lacagtaasi baadda iyo maxbuus furashada u heli la,aayeen
iyadoo qaarkood ayba ku culus tahay in lacag baad ah oo qaabkaasi
ku bixiyaan meesha ka saare ay ku adag tahay in ay helaan nolol
maalmeedkooda.
Askarta Dalka Liibiya ayaa warbixinnadu waxay intaasi sii raacinayaan
in marka lacagtaasi baadda ah ay gaarto ay iska sii daayaan
dadkaasi iyadoo aysan jirin wax maxkmad ah oo la saaray ,taasna
ay ugu sii xigto in dadkaasi ay markii xabsiyadaasi laga sii
daayo lacagtaasi baadda ahna laga qaado ay ku tahriibaan badda
khatarta badan ee isku xirta Liibiya iyo Talyaaniga taas oo
in badan oo dadkaasi ka mid ahi ay baddaasi laqdo oo xataa maydadkooda
la waayo.
Runtii waan jeclaan lahayn in inta aanan daabicin warbixinnaan
aan la xariirno waxna ka waydiinno madaxda Safaaradda Jumhuuiyadda
Shacbiga Carabta Liibiya ay ku leedahay Magaalada Muqdisho waase
inoo suurto gali wayday waanna ka cudur daaranaynaa wax kasta
oo qalad tabasho ah oo dhinaceenna laga dareemo.
Dhinaca kale dhibaatooyinka bad ku harqanku ay ugu horreeyaan
ee Shacbiga Soomaaliyeed ay kala kulmayaan dalka Liibiya iyo
deegaanna la xariira ayaa warbixinno na soo gaaray wabsayd ahaan
waxaa ay muujinayaan in Masuuliyiin Soomaaliyeed oo caan ka
ah dalka Soomaaliya gudihiisa iyo Dibaddiisaba ay isku khilaafeen
sida xal loogaga gaari karo dhibaatooyinkaasi.
Masuuliyiintaan oo kala ah Madaxweynihii Dowladdii ku meel
gaarka ahayd ee Carte lagu soo dhisay Dr Cabdiqaasin Salaad
Xasan iyo Raysul Wasaaraha xukuumadda Fedaraalka ee Waqtigaan
nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde)
Sida ay warbixinnadu nagu soo gaarayaan khilaafkaan ayaa yimid
ka dib markii Madaxweynihii Dowladdii Carte Dr Cabdiqaasin Salaad
Xasan uu isku dayay in Dowladda Liibiya uu ka codsado in dadka
Soomaaliyeed ee ku sagan dalka Liibiya dhammaantood loo soo
celiyo dalkoodii hooyo dhibkasta oo ay ku qabaanba,xukuumadda
Nuur Caddana uu arrintaasi taageero kaga helo, uuna khilaafku
yimid markii Raysul Wasaare Nuur Cadde uu istaagay mowquf kaas
ka duwan oo ah in dadkaasi aanay habboonayn waqtigaan la yiraahdo
ha lagu celiyo dalkoodii.
Raysul
Wasaare Nuur Cadde ayaa warbixinnada na soo gaaray waxaa ay
sheegayaan in uu aaminsan yahay in marka hore ay habboon tahay
in la xalliyo dhibaatooyinka ay ka ka carayaan dadkaan Soomaaliyeed
.markii xal dhibaatada dalka ka taagan loo helana ay sahlanaanayso
soo noqoshadooda kuwii horay u cararay kuga kalana ay joogi
doonaan dalkooda Hooyo.
Marka aan dib u xusuusanno dhibaatooyinka shacbiga Soomaaliyeed
ka soo gaaraya dalka Liibiya gidihiisa iyo badaha u dhaxeeya Liibiya
iyo Talyaaniga meelaha ay ka midka yihiin iyo isku khilaafka 2da
oday caan sidii xal loogu heli lahaa dhibaataan, maxayna adiga
kula tahay marka la eego dhibaatadu heerk a ay gaarsiisan tahay,2da
oday midka kula saxan iyo sida Dowladda Liibiya loogaga dhaadhicin
karo in Taariikhdeeda kaalmayn ee Ummadda Soomaaliyeed saxarka
loogaga ilaaliyo askarteeduna ay u joojin lahaayeen dhaqaale ka
aruursashada dadkaasi qaxootiga xalka mooday.