25/08/2008
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Mooshin ka dhana Nuur cade oo maanta laga soo jeediyey Baarlamaanka Hortiisa

Xarunta ADC ayaa waxaa mooshinkaas ka soo hor jeediyey Cali Cabadullaahi Cosoble oo ay u soo wakiihseen xilidhibaano ay isku fakir ka yihiin ka soo horjeedka Xukuumada ra;iisulwasaaraha Soomaliya ee Nuur Xasan Xuseen.

Xildhibaanada uu horkacayey Cali cabdullaahi cosoble ayaa waxaa eedooda ka mida ay ka hor aqriyeen xildhibaanada Baarlamaanka in dib u heshiisiinta laga soo bilaabey Inbagathi ee aysan aheyn wax xukuumadaan ay biloweey.

Sidoo kale waxaa ay sheegeen in ay jiraan wax isdaba marin dhinaca dhaqaalaha isla markaasna aysanba ogoleyn in ay sheegaan dhaqaalihii soo galey taasna ay tahey waxyaabaha ay doonayaan in ay isku casisho.

Xiladhibaanadaan ayaa waxaa la shegayaa in ay iskufikir yihiin madaxweynaha soomaliya oo ay iska soo horjeedaan dhinaca siyaasada Ra’iisulwasaarihiisa.

Dhanka kale waxaan la ogeyn waxa ay yeeli doonaan xubnaha kale eek u fikirka ah Ra’iisunwasaaraha Soomaliya lana dhacsan sida uu hada wax ku wado xiliag ay baarlamaaka soo horjoojiyeen dhigooda ka soo horjeedey.

Xafiiska Wararka
falaar.com
falaar.com@hotmail.com

© Arrow Online.com 2008 ®